Mini vic.gov.au

This is a low bandwidth version of vic.gov.au. Contents may not be up to date. © Copyright State Government of Victoria

Iskuulka barbaarinta (Kindergarten) - Soomaali (Somali)

Si ay riyadoodu u noqoto mid sarreysa, caruurteenu waxay u baahan yihiin bilawga ugu fiican oo dhanka nolosha ah. Xannaanada caruurta (Kinder) ayaa ah qeyb muhiim ah oo ka mid ah safarka waxbarashada ilmahaaga. Bilaabida tagista xannaano caruureed oo tayo leh marka uu ilmuhu gaaro 3 sano waxay faa’iido u leedahay horumarka ilmaha. Xannaano caruur oo lacag la’aana oo Sanada 3aad iyo 4aad ee Kindergartenka ayaa laga heli karaa Australia oo dhan.

Hoos ka hel xog badan oo ku saabsan barnaamijyada kinder-ka ee gobolka Victoria.

Education & training

Sida ay xannaanadu u shaqeyso (How kinder works) - Soomaali (Somali)

Wax ka baro faa’iidooyinka xannaanada caruurta, waxa ka qabsooma xannaanada iyo noocyada adeegyada xanaanada ee Victoria.

Education & training

Sida la isu diiwaangeliyo iyo goorta la is-diiwaangelinayo (How and when to enrol) - Soomaali (Somali)

Macluumaad ku saabsan sida loo diiwaan geliyo xanaanada iyo sida loo helo barnaamijka kinder ee ay ansixisay Dowladda Victoria.

Education & training

Macluumaadka Xannaanada oo lacag la’aan ah (About Free Kinder) - Soomaali (Somali)

Ee ku saabsan waxa loola jeedo Xannaanada lacag la’aanta ah, yaa u qalma iyo sida loo helo maalgelinta.

Education & training

Bilawga hore ee Kindergarten-ka (Early Start Kindergarten) - Soomaali (Somali)

Haddii aad asal ahaan ka soo jeedid qaxooti ama magangalyo doon, barnaamij la yiraahdo Early Start Kindergarten (ESK) ayaa la heli karaa.

Education & training

Fursadaha shaqo ee waxbarashada carruurnimada hore (Career Opportunities in Early Childhood Education) - Soomaali (Somali)

Barayaasha ilmanimada hore iyo barayaasha ka soo jeeda dhaqamo iyo luqado kala duwan ayaa wax ka bedela nolosha carruurta iyo qoysaska.

Education & training

Qalabka Xanaanada (Kinder Kits) - Soomaali (Somali)

Laga bilaabo 2025, ilmo kasta oo ka diiwaangashan barnaamijka Xannaanada caruurta ee loogu talagalay caruurta saddex jirrada ah ayaa waxay in lagu maalgeliyo Qalabka (Kinder Kit) Kinder-ka.

Updated 26 March 2026



About the VIC Government

Grants and programs

Jobs and careers

Arts, culture and heritage

Business and the workplace

Communities

Education and training

Environment, water and energy

Finance and economy

Health and social support

Housing and property

Law and justice

Safety and emergencies

Science and technology

Sport and recreation

Traffic and transport

Working in the Victorian Government