Sida la isu diiwaangeliyo iyo goorta la is-diiwaangelinayo (How and when to enrol) - Soomaali (Somali)
On this page
- Sida diiwaangelinta loo sameeyo
- Bilowga hore ee xanaanada (Early Start Kindergarten - ESK)
- Goorta la isdiiwaangelinayo
- Raadi barnaamij xannaano ah
- Raadi calaamadda Saxda (tick) ee Xannaanada
Sida diiwaangelinta loo sameeyo
Kala hadal golaha deegaankaaga ama adeega xanaanada caruurta wixii ku saabsan nidaamka diiwaangelinta. Waxaad sidoo kale ka wici kartaa Khadka Weydiimaha Xannaanada Saddex Sano Jirka 1800 338 663 ama iimayl ugu diri kartaa 3YO.kindergarten@education.vic.gov.au.
Si aad u hesho taageero luqaddaada ah ama aad u hesho turjubaan, ka wac Adeegga Turjubaanka iyo Fasiraada Qaranka 131 450 marka hore.
Waxa kale oo aad weydiisan kartaa xannaanadaada macluumaad ku saabsan sida loo isticmaalo adeegga turjumaadda taleefanka ee loogu talagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha ee lacag la’aanta ah.
Bilowga hore ee xanaanada (Early Start Kindergarten - ESK)
Carruurta ka soo jeeda qaxootiga ama magangalyo doonka waxay heli karaan taageerooyin dheeraad ah waxayna heli karaan mudnaanta helida xanaano loo marayo Bilowga hore ee xanaanada. Waxaad waydiin kartaa adeega deegaankaaga wixii ku saabsan Bilowga hore ee xanaanada (Early Start Kindergarten) marka aad diiwaangalinayso ilmahaaga ama booqo Early Start Kindergarten wixii macluumaad dheeraad ah.
Goorta la isdiiwaangelinayo
Victoria gudaheeda, waxaad carruurta ku bilaabi kartaa barnaamijka xannaanada markay 3 sano jir yihiin. Waxaad gelin kartaa taariikhda dhalashada ilmahaaga Xisaabiyaha Da’da Bilowga si aad u ogaato sanadka ay bilaabi karaan Kindergarten-ka ama Pre-Prep-ka Saddex-iyo-Afar-Sano Jir ah.
Haddii uu ilmahaagu dhashay inta u dhaxaysa 1-da Janaayo iyo 30-ka Abriil, waxaad dooran kartaa sanadka uu bilaabayo Xannaanada- Saddex-Jirka. Ilmahaagu waxa uu bilaabi karaa Xannaanada-Saddex Jirka isla sanadka uu buuxiyo 3da, ama sanadka uu buuxiyo 4ta sano. Haddii ilmahaagu bilaabo Xannaanada-Saddex-Jirka sannadka uu 3 jirsado waxay markaas bilaabayaan dugsiga sannadka ay buuxiyaan 5 sano. Haddii aad dooratid inaad u dirto ilmahaaga Xanaanada Saddex Jirka ah sanadka ay buuxiyaan 4, waxay bilaabi doonaan dugsiga sanadka ay buuxiyaan 6 sano.
Raadi barnaamij xannaano ah
Si aad u hesho adeegyada bixiya barnaamijyada xanaanada ee la ansixiyay, booqo barta internetka ee barnaamijka kinder. Golaha deegaankaaga iyo adeegyada xanaanada caruurta ayaa sidoo kale kaa caawin kara inaad boos ka hesho xanaanada.
Raadi calaamadda Saxda (tick) ee Xannaanada
Calaamada Xannaanada ee saxda (tick ta) waxay ka caawinaysaa qoysaska reer Victoria inay caruurtooda u helaan barnaamij xannaano oo la ansixiyey.
Ka raadi calaamadda Kinder Tick adeega xanaanada deegaankaaga, adeega ama xarunta dhismaha ama barxadda, mareegaha internetka ama agabkooda macluumaadka.

Updated 26 March 2026
About the VIC Government
- The Premier and ministers
- Find a Vic Gov department, agency or service
- Strategies and policies
- Inquiries and royal commissions
Grants and programs
Jobs and careers
Arts, culture and heritage
Business and the workplace
- Mentally Healthy Workplaces Framework
- Portable Long Service Authority
- Victoria’s racing industry
- Workforce Inspectorate Victoria
- Liquor licensing, sale and supply
Communities
- Children
- First Peoples - State Relations
- Finding records
- Gender equality & women’s leadership
- LGBTIQA+ equality
- Multicultural communities
- Seniors Online
- Veterans support and commemoration
- Volunteering in Victoria
- Youth Central
Education and training
- Victorian Early Childhood Regulatory Authority
- Early childhood education – information for professionals
- Kinder: Best Start, Best Life
- Education – information for parents
- Schools.Vic - information for schools
- Education grants, programs, awards and events
- PROTECT
- TAFE, training and universities sector
- TAFE Victoria
- Victorian Skills Authority
- Apprenticeships Victoria
- Learn Local
Environment, water and energy
Finance and economy
Health and social support
- Family violence reform
- NDIS Worker Screening Check
- NDIS and disability services and support in Victoria
- Patient Review Panel
- Transforming Trauma Victoria
Housing and property
Law and justice
- Adoption
- Births, deaths and marriages
- Honorary justices
- Machete ban
- Safeguarding Victorians against terrorism
- Stolen Generations Reparations Package
- Victims of Crime
- Victorian Racing Tribunal
Safety and emergencies
- Emergency Recovery Victoria
- Victorian Emergency Relief and Recovery Foundation
- Emergency Recovery Resource Portal
- How well do you know fire
- Fire Services Reform
- Water safety
- Marine Search and Rescue
Science and technology
- Data sharing and open data
- Data.vic - discover and access Vic Gov open data
- Developer.Vic - portal for API developers
- Go.vic URL shortener
- Vic Gov IT project dashboard
- Victoria’s free public wi-fi network
- Cyber security in the Victorian Government
Sport and recreation
Traffic and transport
- Cameras Save Lives
- Transport Fines
- Getting Around
- Transport Planning
- Transport Future
- Climate Change and transport
- Future Directions For Transport
- Transport projects
- Ports and Freight
Working in the Victorian Government
- Single Digital Presence home
- Accommodation and Library Services
- Executive employment in the Victorian public sector
- Budget, procurement and funding
- Careers in the Victorian Government
- Council and Regulator Toolkit
- Guidelines for working in government
- Join a government network
- Standards and guidelines
- VicFleet CarPool
- Victorian Government style guide