Macluumaadka Xannaanada oo lacag la’aan ah (About Free Kinder) - Soomaali (Somali)
On this page
- Lacagaha u baaqanaya qoysaska
- U-qalmitaanka Xanaanada lacag la’aanta ah
- Sida loo helo maalgelinta Xannaanada Bilaashka ah
- Sida kharashkka lagu kabayo loogu dabaqo kharashka aad jeebkaaga ka bixinayso
Xannaanada carruurta saddex jirrada iyo afar jirrada ama barnaamijyada iskuulka intaan la bilaabin ka hor ah oo lacag la’aan ah ayaa laga heli karaa Victoria oo dhan kuwaas oo ay bixinayaan adeegyada howlahaas ka qeybqaadanaya. Tan waxaa ka mid ah daryeelka maalinta dheer iyo standalone labadaba (kaas oo sidoo kale loo yaqaan kalfadhiga) adeegyada carruurta.
Lacagaha u baaqanaya qoysaska
Qoysaska ay carruur uga diiwaangashan yihiin xannaanooyinka howlahan ka qeybqaadanaya ayaa heli doona barnaamij lacag la’aan ah.
Qoysaska ay carruur uga diiwaangashan yihiin daryeelista maalintii oo dhan ah ayaa heli doona kharashka sanadlaha ah.
U-qalmitaanka Xanaanada lacag la’aanta ah
Kinder bilaash ah ayaa loogu talagalay qof walba.
Qoysasku uma baahna inay haystaan Kaarka Daryeelka Caafimaadka ama Kaarka Hawlgabka, dhalashada Australia, ama caddeynta cinwaanka si ay xaq ugu yeeshaan inay galaan. Sidoo kale uma baahnid inaad xaq u yeelato Kabista Daryeelka Carruurta ee Dawladda Australia (Child Care Subsidy - CCS) si aad u hesho Kinder Bilaash ah.
Waxaad ku heli kartaa oo keliya Kinder Bilaash ah hal adeeg oo kinder ah markiiba. Adeeggaaga carruurta ayaa ku weydiin doona inaad saxiixdo warqad, adoo magacaabaya adeegga meesha aad ka heli doonto Xannaanada Bilaashka ah. Haddii ilmahaagu xaadiro wax ka badan hal adeeg oo xannaanada ah, waa inaad u sheegtaa adeeg kasta meesha aad rabto inaad ka gasho Xannaanada Bilaashka ah.
Sida loo helo maalgelinta Xannaanada Bilaashka ah
Adeegyada Xannaanada ee bixiya Xannaano Bilaash ah waxay helaan dhaqaale si toos ah uga yimaada Dowladda Victoria. Tani waxay ka dhigan tahay in qoysasku aysan u baahnayn inay dib u dalbadaan kaydka, taa beddelkeeda khidmadahaaga waa la dhimi doonaa. Xanaanada kalfadhiga (sessional kinder) barnaamijkaagu waa bilaash..
Qoysaska isticmaalaya barnaamijyada xanaano maalmeedka dheer (long day care kinder) waxay awoodi doonaan inay arkaan lacagta uga baaqatay Kinder-ka lacag la’aanta ah xilliyo kasta oo biilasha ah (each billing cycle) ayadoona si cad loogu qori doono ‘Victorian Government Free Kinder offset’ xaashida biilasha ama invoice ka.
Sida kharashkka lagu kabayo loogu dabaqo kharashka aad jeebkaaga ka bixinayso
Lacagta bilaashka ah ee Kinder ayaa si joogto ah loogu dabaqi doonaa khidmadahaaga sanadka oo dhan (tusaale ahaan toddobaadle ama toddobaad). Waa inaad arki kartid qaddarka si cad loogu sheegay qaansheegtada (invoice) inay tahay ‘Victorian Government Free Kinder offset’.
Macluumaad ku saabsan sida magdhowga loogu dabaqi doono khidmadahaaga iyo sida tan loogu muujinayo qaansheegtaada, fadlan si toos ah ula hadal adeegaaga xanaanada. Haddii ilmahaagu galo in ka badan 15 saacadood asbuucii, saacadahan dheeraadka ah kuma jiraan kabista.
Haddii aad xaq u leedahay Kabista Daryeelka Carruurta ee Dawlada Dhexe marka hore ayaa lagu dabaqi doonaa. Taasi waxay ka dhigan tahay inaad u baahan tahay oo keliya inaad bixiso lacagta ka hadhay CCS ka dib iyo bixinta Xannaanada Bilaashka ah ka dib.
Tusaale:
- Ilmo 4 jir ah ayaa wuxuu dhigtaa xannaano maalintii oo dhan ah 3 maalmood isbuucii.
- Adeegu wuxuu ku dalacayaa $360, 3-da maalmood ee usbuucii (oo ay ku jiraan saacadaha xanaanada iyo saacadaha daryeelka dheeraadka ah).
- Qoysku waxay helayaan $252 oo CCS isbuucii.
- Laga bilaabo sanadka 2026, asbuuc kasta waxaad adeegan ka heli doontaa xannaano lacag la’aan ah oo kharashka ku baxaya ay tahay $2,101 taas oo soconaysa in ka badan muddo 40 isbuuc ah (qiyaastii $52 isbuucii).
- Qoysku waxay bixinayaan qiyaastii $55 asbuuc kasta marka meesha laga saaro CCS (taageerada daryeelka ilmaha) iyo Xannaanada lacag la’aanta ah.
Fadlan ogow. Waxani waa tusaale oo keliya ee kharashku waa uu kala duwanaan doonaa iyadoona ay ku xiran tahay duruufaha gaarka ah iyo inta lacag ah ee sannadkii laga daboolayo.
Updated 26 March 2026
About the VIC Government
- The Premier and ministers
- Find a Vic Gov department, agency or service
- Strategies and policies
- Inquiries and royal commissions
Grants and programs
Jobs and careers
Arts, culture and heritage
Business and the workplace
- Mentally Healthy Workplaces Framework
- Portable Long Service Authority
- Victoria’s racing industry
- Workforce Inspectorate Victoria
- Liquor licensing, sale and supply
Communities
- Children
- First Peoples - State Relations
- Finding records
- Gender equality & women’s leadership
- LGBTIQA+ equality
- Multicultural communities
- Seniors Online
- Veterans support and commemoration
- Volunteering in Victoria
- Youth Central
Education and training
- Victorian Early Childhood Regulatory Authority
- Early childhood education – information for professionals
- Kinder: Best Start, Best Life
- Education – information for parents
- Schools.Vic - information for schools
- Education grants, programs, awards and events
- PROTECT
- TAFE, training and universities sector
- TAFE Victoria
- Victorian Skills Authority
- Apprenticeships Victoria
- Learn Local
Environment, water and energy
Finance and economy
Health and social support
- Family violence reform
- NDIS Worker Screening Check
- NDIS and disability services and support in Victoria
- Patient Review Panel
- Transforming Trauma Victoria
Housing and property
Law and justice
- Adoption
- Births, deaths and marriages
- Honorary justices
- Machete ban
- Safeguarding Victorians against terrorism
- Stolen Generations Reparations Package
- Victims of Crime
- Victorian Racing Tribunal
Safety and emergencies
- Emergency Recovery Victoria
- Victorian Emergency Relief and Recovery Foundation
- Emergency Recovery Resource Portal
- How well do you know fire
- Fire Services Reform
- Water safety
- Marine Search and Rescue
Science and technology
- Data sharing and open data
- Data.vic - discover and access Vic Gov open data
- Developer.Vic - portal for API developers
- Go.vic URL shortener
- Vic Gov IT project dashboard
- Victoria’s free public wi-fi network
- Cyber security in the Victorian Government
Sport and recreation
Traffic and transport
- Cameras Save Lives
- Transport Fines
- Getting Around
- Transport Planning
- Transport Future
- Climate Change and transport
- Future Directions For Transport
- Transport projects
- Ports and Freight
Working in the Victorian Government
- Single Digital Presence home
- Accommodation and Library Services
- Executive employment in the Victorian public sector
- Budget, procurement and funding
- Careers in the Victorian Government
- Council and Regulator Toolkit
- Guidelines for working in government
- Join a government network
- Standards and guidelines
- VicFleet CarPool
- Victorian Government style guide