Fursadaha shaqo ee waxbarashada carruurnimada hore (Career Opportunities in Early Childhood Education) - Soomaali (Somali)
On this page
Fursadaha shaqo ee macalimiinta iyo barayaasha cusub ee waxbarashada caruurnimada hore
Dawlada Victoria waxaa ka go’an inay isbedel sameeyaan iyaga oo wanaajinaya natiijooyinka dhamaan qoysaska reer Victoria, kuwaas oo ay ku jiraan qoysaska dhaqamada iyo luqada kala duwan leh.
Si loo fuliyo ballan-qaadkan, Bilawga ugu Wanaagsan, Dib-u-habaynta Nolosha ugu Wanaagsan (Best Start, Best Life reform) waxay ku maalgelin doontaa in ka badan $370 milyan si loo kordhiyo shaqaalaha carruurnimada hore.
Da’daalo dhanka shaqaalaha ah oo kala duwan ayaa la qorsheeyey si ay u soo jiitaan una taageeraan in ka badan 11,000 oo macalimiin siyaada ah oo ilmaha wax bara iyo barayaal ka kala yimid gobolka oo dhan.
Taageero dhaqaale iyo kaalmooyin aan dhaqaale ahayn ayaa loo heli karaa murashaxiinta u qalma ee ka kala yimid asal kasta oo doonaya inay yeeshaan xirfad waxbarasho oo carruurnimada hore ah.
Fiiri macluumaadka hoose si aad wax badan uga ogaato sida aad u noqon karto macalin ama bare caruureed.
Dhisida xirfad shaqo oo caruurnimada hore ah
Waxa jira dhowr siyaabood oo kala duwan oo waxbarasho ah iyo caawimaad dhaqaale oo loo heli karo dadka danaynaya inay noqdaan macalin ama bare carruurnimada hore ah. Wixii macluumaad dheeraad ah, booqo: Taageero dhaqaale oo wax lagu barto looguna shaqeeyo caruurnimada hore | vic.gov.au.
Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan xirfadaha waxbarashada carruurnimada hore iyo taageerada dhaqaale ee waxbarashada, booqo Noqo macalin carruurnimada hore ama barbaariye.
Shaqada
Shaqada waxbarashada ilmanimada hore waxaa maamula maamulayaasha adeega gaarka ah iyo bixiyeyaasha barnaamijyada xanaanada.
Booqo Mareegta Shaqooyinka Carruurnimada Hore si aad u aragto shaqooyinka hada la heli karo iyo si aad u akhriso daraasadaha kiisaska dadka ka shaqeeya qaybtan.
Koorsooyinka waxbarashada ilmanimada hore ee bixiya taageerooyin dheeraad ah, booqo: Barnaamijka Iskaashiga Jaamacadeed ee Carruurnimada Hore| vic.gov.au.
Updated 26 March 2026
About the VIC Government
- The Premier and ministers
- Find a Vic Gov department, agency or service
- Strategies and policies
- Inquiries and royal commissions
Grants and programs
Jobs and careers
Arts, culture and heritage
Business and the workplace
- Mentally Healthy Workplaces Framework
- Portable Long Service Authority
- Victoria’s racing industry
- Workforce Inspectorate Victoria
- Liquor licensing, sale and supply
Communities
- Children
- First Peoples - State Relations
- Finding records
- Gender equality & women’s leadership
- LGBTIQA+ equality
- Multicultural communities
- Seniors Online
- Veterans support and commemoration
- Volunteering in Victoria
- Youth Central
Education and training
- Victorian Early Childhood Regulatory Authority
- Early childhood education – information for professionals
- Kinder: Best Start, Best Life
- Education – information for parents
- Schools.Vic - information for schools
- Education grants, programs, awards and events
- PROTECT
- TAFE, training and universities sector
- TAFE Victoria
- Victorian Skills Authority
- Apprenticeships Victoria
- Learn Local
Environment, water and energy
Finance and economy
Health and social support
- Family violence reform
- NDIS Worker Screening Check
- NDIS and disability services and support in Victoria
- Patient Review Panel
- Transforming Trauma Victoria
Housing and property
Law and justice
- Adoption
- Births, deaths and marriages
- Honorary justices
- Machete ban
- Safeguarding Victorians against terrorism
- Stolen Generations Reparations Package
- Victims of Crime
- Victorian Racing Tribunal
Safety and emergencies
- Emergency Recovery Victoria
- Victorian Emergency Relief and Recovery Foundation
- Emergency Recovery Resource Portal
- How well do you know fire
- Fire Services Reform
- Water safety
- Marine Search and Rescue
Science and technology
- Data sharing and open data
- Data.vic - discover and access Vic Gov open data
- Developer.Vic - portal for API developers
- Go.vic URL shortener
- Vic Gov IT project dashboard
- Victoria’s free public wi-fi network
- Cyber security in the Victorian Government
Sport and recreation
Traffic and transport
- Cameras Save Lives
- Transport Fines
- Getting Around
- Transport Planning
- Transport Future
- Climate Change and transport
- Future Directions For Transport
- Transport projects
- Ports and Freight
Working in the Victorian Government
- Single Digital Presence home
- Accommodation and Library Services
- Executive employment in the Victorian public sector
- Budget, procurement and funding
- Careers in the Victorian Government
- Council and Regulator Toolkit
- Guidelines for working in government
- Join a government network
- Standards and guidelines
- VicFleet CarPool
- Victorian Government style guide