Bilawga hore ee Kindergarten-ka (Early Start Kindergarten) - Soomaali (Somali)
On this page
- Sida loo codsado
- Marka la codsanayo
- Ilmahaygu ma inuu aado Xanaanada Afarta-Sano ee Kindergarten-kaa?
Haddii aad asal ahaan ka soo jeedo qaxooti ama magangelyo-doon waxaa laga yaabaa in aad xaq u yeelato Xanaanada Waqti Hore La Bilaabo (Early Start Kindergarten - ESK). ESK waxay kaa caawin kartaa inaad xaqiijiso sidii aad isbuuc kasta ugu heli lahayd ilmahaaga saacadaha ugu badan ee macquulka ah ee barnaamijka Kinder-ka lacag la’aanta ah.
Sida loo codsado
ESK waxaa laga heli karaa dhammaan barnaamijyada xanaanada ee uu bixiyo macalin aqoon u leh. Waad diiwaangelin kartaa ilmahaaga adiga oo la xiriiraya xanaanada kuugu dhow kabacdina weydiinaya sidii aad ku heli lahayd deeqda Ilmanimda Hore ee Kindergarten-ka. Adeegyada Xannaanada waxay heli karaan adeeg turjumaad oo lacag la’aan ah si ay u bixiyaan macluumaad ku qoran luuqada aad ku hadasho.
Waxaad sidoo kale kala xiriiri kartaa Khadka Waydiimaha Xanaanada Saddex Jirka ee Waaxda Waxbarashada 1800 338 663 ama golaha deegaankaaga (local council) si aad u hesho caawimaad. Si aad u hesho caawimaad luqaddaada waxaad ka wici kartaa nambarka Turjubaanada iyo Fasirayaasha Qaranka (National Translating and Interpreting Service) 131 450, kana codso turjubaanka inuu kuu waco nambarka golaha deegaankaaga ama waaxda waxbarashada, turjubaankuna wuxuu ku jiri doonaa khadka taleefanka si uu kuugu turjumo.
Marka la codsanayo
Carruurtu waxay xaq u leeyihiin ESK haddii ay saddex jirsadaan ka hor 30-ka Abriil ee sannadka loo diiwaangelinayo inay dhigtaan xannaanada saddex-jirka ah. Eeg ‘goorta la isqoro’.
Haddii uu ilmahaagu dhashay inta u dhaxaysa 1-da Janaayo iyo 30-ka Abriil, waxaad dooran kartaa sanadka uu bilaabayo Xannaanada- Saddex-Jirka. Ilmahaagu waxa uu bilaabi karaa Xannaanada-Saddex Jirka isla sanadka uu buuxiyo 3da, ama sanadka uu buuxiyo 4ta sano. Haddii ilmahaagu bilaabo Xannaanada-Saddex-Jirka sannadka uu 3 jirsado waxay markaas bilaabayaan dugsiga sannadka ay buuxiyaan 5 sano. Haddii aad dooratid inaad u dirto ilmahaaga Xanaanada Saddex Jirka ah sanadka ay buuxiyaan 4, waxay bilaabi doonaan dugsiga sanadka ay buuxiyaan 6 sano.
Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo marka ilmahaagu xaq u yeesho ESK, waxaad la xidhiidhi kartaa Waaxda Waxbarashada, golaha deegaankaaga, kalkaalisada caafimaadka hooyada iyo dhallaanka, ama xannaaneeyaha degaankaaga, ama mid ka mid ah ururada soo socda ee degaankaaga:
- Khadka Weydiinta Xanaanada Saddex Jirka (Three-Year-Old Kindergarten Enquiry Line) 1800 338 663
- Brotherhood of St Laurence 03 9483 1183
- Foundation House 03 9389 8900
- Adeegyada Carruurta ee Fka (Fka Children’s Services) 03 9428 4471
- VICSEG New Futures 03 9383 2533
Ilmahaygu ma inuu aado Xanaanada Afarta-Sano ee Kindergarten-kaa?
Haa, carruurta heshay Bilowga hore ee xanaanada sidoo kale waxay xaq u leeyihiin Xannaanada-Afar-Jirka oo lacag la’aan ama qiimo jaban ah. Laga bilaabo 2025, Xanaanada Carruurta ee loogu talagalay caruurta jirta Afarta sano ayaa si tartiib-tartiib ah u noqon doonta Pre-Prep. Laga bilaabo sanadka 2026, ilaa 25 saacadood oo Pre-Prep ah ayay caruurtu heli karaan isbuuc kasta:
- asal ahaan kasoo jeeda qaxooti ama magangalyo doonka
- ee loo aqoonsan yahay inay yihiin Aborijiniska iyo/ama Torres Strait Islander
- oo qoyskoodu ay xiriir la leeyahay kuwa caruurta ilaaliyo ee loo yaqaan xafidayaasha ilmaha (child protection).
Iska-diiwaangelinta ESK sanad ka hor waxayna dammaanad qaadaysaa in ilmahaagu heli karo saacadaha la kordhiyay ee Pre-Prep ka toddobaad kasta iyada oo aan loo eegi doonin meesha ay kaga nool yihiin Victoria. Qoysasku xaq ayay u yeelan doonaan Pre-Prep xitaa haddii aysan iska diiwaan gelin ESK sanad kahor.
Updated 26 March 2026
About the VIC Government
- The Premier and ministers
- Find a Vic Gov department, agency or service
- Strategies and policies
- Inquiries and royal commissions
Grants and programs
Jobs and careers
Arts, culture and heritage
Business and the workplace
- Mentally Healthy Workplaces Framework
- Portable Long Service Authority
- Victoria’s racing industry
- Workforce Inspectorate Victoria
- Liquor licensing, sale and supply
Communities
- Children
- First Peoples - State Relations
- Finding records
- Gender equality & women’s leadership
- LGBTIQA+ equality
- Multicultural communities
- Seniors Online
- Veterans support and commemoration
- Volunteering in Victoria
- Youth Central
Education and training
- Victorian Early Childhood Regulatory Authority
- Early childhood education – information for professionals
- Kinder: Best Start, Best Life
- Education – information for parents
- Schools.Vic - information for schools
- Education grants, programs, awards and events
- PROTECT
- TAFE, training and universities sector
- TAFE Victoria
- Victorian Skills Authority
- Apprenticeships Victoria
- Learn Local
Environment, water and energy
Finance and economy
Health and social support
- Family violence reform
- NDIS Worker Screening Check
- NDIS and disability services and support in Victoria
- Patient Review Panel
- Transforming Trauma Victoria
Housing and property
Law and justice
- Adoption
- Births, deaths and marriages
- Honorary justices
- Machete ban
- Safeguarding Victorians against terrorism
- Stolen Generations Reparations Package
- Victims of Crime
- Victorian Racing Tribunal
Safety and emergencies
- Emergency Recovery Victoria
- Victorian Emergency Relief and Recovery Foundation
- Emergency Recovery Resource Portal
- How well do you know fire
- Fire Services Reform
- Water safety
- Marine Search and Rescue
Science and technology
- Data sharing and open data
- Data.vic - discover and access Vic Gov open data
- Developer.Vic - portal for API developers
- Go.vic URL shortener
- Vic Gov IT project dashboard
- Victoria’s free public wi-fi network
- Cyber security in the Victorian Government
Sport and recreation
Traffic and transport
- Cameras Save Lives
- Transport Fines
- Getting Around
- Transport Planning
- Transport Future
- Climate Change and transport
- Future Directions For Transport
- Transport projects
- Ports and Freight
Working in the Victorian Government
- Single Digital Presence home
- Accommodation and Library Services
- Executive employment in the Victorian public sector
- Budget, procurement and funding
- Careers in the Victorian Government
- Council and Regulator Toolkit
- Guidelines for working in government
- Join a government network
- Standards and guidelines
- VicFleet CarPool
- Victorian Government style guide