Mini vic.gov.au

This is a low bandwidth version of vic.gov.au. Contents may not be up to date. © Copyright State Government of Victoria

Ku saabsan Shahaadada Wadooyinka Victoria (About the Victorian Pathways Certificate) - Soomaali (Somali)

Baro wax badan oo ku saabsan VPC iyo halka ay ku geyn karto.

On this page

https://player.vimeo.com/video/943449331?autoplay=0

Wadooyinka Shahaadada Victoria (The Victorian Pathways Certificate - VPC) waa xulasho ay wax kasta kujiraan, dabacsanaan leh si aad u dhammeeyso waxbarashadaada.

Waxaa loogu talagalay ardayda, sababo kala duwan dartood, aan awoodin ama diyaar u ahayn inay dhamaystiraan VCE ama VCE VM.

VPC caadi ahaan waxa la dhammeeyaa Sannadka 11 iyo 12, laakiin waxa la bilaabi karaa wakhti hore ama waxaa lagu dhamayn karaa muddo ka badan laba sano. Waxaad go’aan ka gaari kartaa wakhtiga ugu fiican ee aad ku bilaabi lahayd oo aad ku dhamayn lahayd VPC-ga dugsigaaga.

Shaqada koorsada waxaa lagu bixiyaa heer la heli karo marka loo eego VCE iyo VCE VM. Macalimiintaada waxay ku qiimayn doonaan horumarkaaga waxqabadyada fasalka.

VPC-du maaha mid ay heli karaan ardayda oo dhan waxaana kugula talin doona dugsigaaga si uu u daboolo baahiyaha gaarka ah ee ardayga, waxaana go’aan laga gaari doonaa iyadoo lala kaashanayo ardayga, waalidka iyo dugsiga.

La wadaag boggan WhatsApp

Halka VPC ay ku geyn karto

VPC ayaa kaa caawin doonta inaad u diyaargarowdo:

Xulashada mawduucaaga VPC

Waxaad u baahan doontaa inaad dhammaystirto 12 cutub ama ka badan, oo ay ku jiraan ugu yaraan:

Afarta cutub ee soo hadhay waxay ka iman karaan qaybaha kale ee VPC ama waxay ka iman karaan shahaadada VET I ama maadada ka sareysa.

Waxaad sidoo kale waqti ku qaadan kartaa inaad wax ku barato goobta shaqada. Waxaad ku dari kartaa unit yaal ah VPC iyo VCE ama VCE VM, ama VET heerka Shahaadada I ama ka sareeya.

High school student using digital keyboard and DJ equipment.

Sida waxbarashada farsamada gacanta iyo tababarku ugu habboon yihiin fasalka 11aad iyo 12aad (How VET fits into Year 11 and 12) - Soomaali (Somali)

Baro wax badan oo ku saabsan sida VET ugu habboon tahay daraasadaha kale ee Year 11 iyo 12 ee Victoria.

Waxa aad heli doonto

Markaad dhameyso waxbarashadaada VPC, waxaad heli doontaa:

Ardayda aan dhammayn shahaadada buuxda, waxaa jiri doona xog kooban oo ku saabsan guusha ardayga (Student Achievement Profile summary).

Bayaanka Gaaritaanka (A Statement of Attainment) ayaa la siiyay ardayda qaadatay VET-ga TAFE ama urur kale oo tababar sameeya. Bayaanka ayaa taxaya dhammaan cutubyada lagu aflaxay koorsooyinka lagu aqoonsaday Qaabdhismeedka Shahaadooyinka Australia (Australian Qualifications Framework - AQF).

A teenage boy is buzz cutting a man’s hair while his teacher assists him. All three of them wear black shirts.

Wadada VPC ee Brandon (Brandon’s VPC pathway) - Soomaali (Somali)

Tusaale arday bartay Shahaadada Wadooyinka Victoria.

Macluumaad dheeraad ah

La hadal la-taliyaha shaqo ee dugsigaaga si aad u ogaato in VPC-gu kugu habboon yahay.

Waddooyinka kale

teenager learning to bee keep

Ku saabsan Shahaadada Waxbarashada Victoria (About the Victorian Certificate of Education) - Soomaali (Somali)

Baro wax badan oo ku saabsan barashada Shahaadada Waxbarashada Victoria (Victorian Certificate of Education - VCE) iyo halka ay ku geyn karto.

High school student helping to an elderly person walk with their walker

E fa’atatau i le VCE Matata Eseese (About the VCE Vocational Major) - Soomaali (Somali)

O le VCE ua aofia ai nei ma le Matata Eseese, o se polokalame fou e lua tausaga e fa’afoe ai i totonu o le VCE.

Education & training

Updated 27 March 2026



About the VIC Government

Grants and programs

Jobs and careers

Arts, culture and heritage

Business and the workplace

Communities

Education and training

Environment, water and energy

Finance and economy

Health and social support

Housing and property

Law and justice

Safety and emergencies

Science and technology

Sport and recreation

Traffic and transport

Working in the Victorian Government