Wadada VPC ee Brandon (Brandon’s VPC pathway) - Soomaali (Somali)
Tusaale arday bartay Shahaadada Wadooyinka Victoria.

Brandon - Timo-jaraha
Brandon wuxuu had iyo jeer ka heli jiray inuu ahaado hal-abuur iyo inuu barto xirfado gacan-qabsi ah. Waxa uu damcay in uu bilaabo tababarka timo-jarista markii uu dugsiga dhammeeyay.
Sababta uu u doortay VPC
Brandon wuxuu ka helay in VPC ay ku jirto samaynta mashaariicda bulshada iyo ka shaqaynta koox ahaan.
Waxay bixisaa dabacsanaan uu u baahan yahay sababo la xiriira xaaladdiisa caafimaad ee muddada dheer. Waxa kale oo ay u ogolaatay inuu barto wax ka badan laba sano.
Wuxuu la hadlay qoyskiisa, macalimiintiisa iyo la-taliyaha shaqada dugsiga si uu u ogaado in tani ay tahay habka ugu wanaagsan ee uu ku dhamayn karo dugsiga.
Waxa uu bartay
Sannadka 10, Brandon wuxuu bartay:
- Unit 1 ee Akhriska VPC
- Unuga 1aad ee Nambarada VPC.
Sanadka 11-ka wuxuu bartay:
- Unugat 2aad ee Akhriska VPC
- Unuga 2aad ee nambarada VPC
- Unuga 1aad ee Xirfadaha Horumarinta Shaqsiyeed ee VPC
- VPC Qaybta Xirfadaha La Xiriira Shaqada unuga 1aad
- VCE VET Ganacsiga Unuga 1aad iyo 2aad (ku gaarsiinaya Shahaadada IIaad ee Xirfadaha Goobta Shaqada).
Sannadkii 12-aad, wuxuu bartay:
- Qaybta Akhriska ee VPC Unuga 3aad
- VPC Qaybta Xirfadaha Horumarinta Shaqsiyeed Unuga 2aad
- VPC Qaybta Xirfadaha La Xiriira Shaqada Unuga 2aad
- VCE VET Timaha iyo Qurxinta Unuga 1aad iyo 2aad (oo ku gaarsiinaya Shahaadada II ee Kaaliyaha Salon)
- Barashada Goobta Shaqada ee Qaabaysan Aqoonsiga VET - Unit 1: Lagu baranayo goobta shaqada.

Ku saabsan Shahaadada Wadooyinka Victoria (About the Victorian Pathways Certificate) - Soomaali (Somali)
Baro wax badan oo ku saabsan VPC iyo halka ay ku geyn karto.
Education & training
Waddada Deshi ee VCE (Deshi’s VCE pathway) - Soomaali (Somali)
Tusaale ah arday bartay VCE.
Education & training
Waddada VCE VM ee Kamala (Kamala’s VCE VM pathway) - Soomaali (Somali)
Tusaale arday bartay VCE Vocational Major.
Updated 27 March 2026
About the VIC Government
- The Premier and ministers
- Find a Vic Gov department, agency or service
- Strategies and policies
- Inquiries and royal commissions
Grants and programs
Jobs and careers
Arts, culture and heritage
Business and the workplace
- Mentally Healthy Workplaces Framework
- Portable Long Service Authority
- Victoria’s racing industry
- Workforce Inspectorate Victoria
- Liquor licensing, sale and supply
Communities
- Children
- First Peoples - State Relations
- Finding records
- Gender equality & women’s leadership
- LGBTIQA+ equality
- Multicultural communities
- Seniors Online
- Veterans support and commemoration
- Volunteering in Victoria
- Youth Central
Education and training
- Victorian Early Childhood Regulatory Authority
- Early childhood education – information for professionals
- Kinder: Best Start, Best Life
- Education – information for parents
- Schools.Vic - information for schools
- Education grants, programs, awards and events
- PROTECT
- TAFE, training and universities sector
- TAFE Victoria
- Victorian Skills Authority
- Apprenticeships Victoria
- Learn Local
Environment, water and energy
Finance and economy
Health and social support
- Family violence reform
- NDIS Worker Screening Check
- NDIS and disability services and support in Victoria
- Patient Review Panel
- Transforming Trauma Victoria
Housing and property
Law and justice
- Adoption
- Births, deaths and marriages
- Honorary justices
- Machete ban
- Safeguarding Victorians against terrorism
- Stolen Generations Reparations Package
- Victims of Crime
- Victorian Racing Tribunal
Safety and emergencies
- Emergency Recovery Victoria
- Victorian Emergency Relief and Recovery Foundation
- Emergency Recovery Resource Portal
- How well do you know fire
- Fire Services Reform
- Water safety
- Marine Search and Rescue
Science and technology
- Data sharing and open data
- Data.vic - discover and access Vic Gov open data
- Developer.Vic - portal for API developers
- Go.vic URL shortener
- Vic Gov IT project dashboard
- Victoria’s free public wi-fi network
- Cyber security in the Victorian Government
Sport and recreation
Traffic and transport
- Cameras Save Lives
- Transport Fines
- Getting Around
- Transport Planning
- Transport Future
- Climate Change and transport
- Future Directions For Transport
- Transport projects
- Ports and Freight
Working in the Victorian Government
- Single Digital Presence home
- Accommodation and Library Services
- Executive employment in the Victorian public sector
- Budget, procurement and funding
- Careers in the Victorian Government
- Council and Regulator Toolkit
- Guidelines for working in government
- Join a government network
- Standards and guidelines
- VicFleet CarPool
- Victorian Government style guide