Waddada VCE VM ee Kamala (Kamala’s VCE VM pathway) - Soomaali (Somali)
Tusaale arday bartay VCE Vocational Major.

Kamala - Farsamoyaqaanad shaybaadhka
Kamala waxay jeceshahay baarista, xallinta mashaakilaadka iyo barashada shaqada.
Waxay rabtay inay bilawdo tababbarka farsamayaqaanka shaybaadhka markay dhammaysay dugsiga sababtoo ah waxay u horseedaysaa shaqooyinka injineernimada, caafimaadka iyo cilmi baarista.
Waa maxay sababta ay u dooratay VCE VM
Kamala waxay u riyaaqday waayo-aragnimada shaqo ee Sannadka 10aad ee shaybaadhka bukaan-socodka ee deegaanka.
Tani waxay ku dhalisay kalsooni ah in tababarida shaqooyinka tijaabada caafimaadka ay noqon doonto hab fiican oo ay ku bilaabi karto shaqadeeda.
Waxay kala hadashay qoyskeeda, macalimiinteeda iyo la-taliyaha shaqo ee dugsiga waxyaabaha ku saabsan xulashooyinkeeda iyo inay hubiso inay soo buuxisay shuruudaha.
Waxa ay baratay
Kamala waxay dooratay maaddooyin siiyay barasho shaqo, daraasad aragti iyo khibrad shaqo.
Sannadkii 11, waxay baratay:
- Cutubyada 1 iyo 2 Akhriska ee VCE VM
- VCE cutubyada 1 iyo 2 ee Xisaabaadka Guud
- Qaybaha Xirfadaha La Xiriira Shaqada VCE VM cutubyada 1 iyo 2
- Cutubyada 1 iyo 2 ee Kiimikada VCE
- VCE VET Daraasaadka Xirfadaha Shaybaadhka cutubyada 1 iyo 2 (taas oo kugu hagaysa Shahaadada III ee Xirfadaha Shaybaadhka)
- Aqoonsiga Barashada Goobta Shaqada ee Qaabaysan ee loogu talagalay VET Cutubka 1: Barashada goobta shaqada.
Sannadkii 12, waxay baratay:
- VCE VM akhriska ee cutubyada 3 iyo 4
- VCE Xisaabaadka Guud Cutubyada 3 iyo 4
- Qaybaha Xirfadaha Horumarinta Shaqsiyeed ee VCE VM cutubyada 3 iyo 4
- VCE VM Qaybaha Xirfadaha La Xiriira Shaqada cutubyada 3 iyo 4
- VCE VET Qaybta Daraasaadka Xirfadaha Shaybaadhka cutubyada 3 iyo 4 (taas oo kugu hagaysa Shahaadada III ee Xirfadaha Shaybaadhka)
- Aqoonsiga Barashada Goobta Shaqada ee Qaabaysan ee VET Cutubka 2: Horumarinta goobta shaqada.

E fa’atatau i le VCE Matata Eseese (About the VCE Vocational Major) - Soomaali (Somali)
O le VCE ua aofia ai nei ma le Matata Eseese, o se polokalame fou e lua tausaga e fa’afoe ai i totonu o le VCE.
Education & training
Waddada Deshi ee VCE (Deshi’s VCE pathway) - Soomaali (Somali)
Tusaale ah arday bartay VCE.
Education & training
Wadada VPC ee Brandon (Brandon’s VPC pathway) - Soomaali (Somali)
Tusaale arday bartay Shahaadada Wadooyinka Victoria.
Updated 27 March 2026
About the VIC Government
- The Premier and ministers
- Find a Vic Gov department, agency or service
- Strategies and policies
- Inquiries and royal commissions
Grants and programs
Jobs and careers
Arts, culture and heritage
Business and the workplace
- Mentally Healthy Workplaces Framework
- Portable Long Service Authority
- Victoria’s racing industry
- Workforce Inspectorate Victoria
- Liquor licensing, sale and supply
Communities
- Children
- First Peoples - State Relations
- Finding records
- Gender equality & women’s leadership
- LGBTIQA+ equality
- Multicultural communities
- Seniors Online
- Veterans support and commemoration
- Volunteering in Victoria
- Youth Central
Education and training
- Victorian Early Childhood Regulatory Authority
- Early childhood education – information for professionals
- Kinder: Best Start, Best Life
- Education – information for parents
- Schools.Vic - information for schools
- Education grants, programs, awards and events
- PROTECT
- TAFE, training and universities sector
- TAFE Victoria
- Victorian Skills Authority
- Apprenticeships Victoria
- Learn Local
Environment, water and energy
Finance and economy
Health and social support
- Family violence reform
- NDIS Worker Screening Check
- NDIS and disability services and support in Victoria
- Patient Review Panel
- Transforming Trauma Victoria
Housing and property
Law and justice
- Adoption
- Births, deaths and marriages
- Honorary justices
- Machete ban
- Safeguarding Victorians against terrorism
- Stolen Generations Reparations Package
- Victims of Crime
- Victorian Racing Tribunal
Safety and emergencies
- Emergency Recovery Victoria
- Victorian Emergency Relief and Recovery Foundation
- Emergency Recovery Resource Portal
- How well do you know fire
- Fire Services Reform
- Water safety
- Marine Search and Rescue
Science and technology
- Data sharing and open data
- Data.vic - discover and access Vic Gov open data
- Developer.Vic - portal for API developers
- Go.vic URL shortener
- Vic Gov IT project dashboard
- Victoria’s free public wi-fi network
- Cyber security in the Victorian Government
Sport and recreation
Traffic and transport
- Cameras Save Lives
- Transport Fines
- Getting Around
- Transport Planning
- Transport Future
- Climate Change and transport
- Future Directions For Transport
- Transport projects
- Ports and Freight
Working in the Victorian Government
- Single Digital Presence home
- Accommodation and Library Services
- Executive employment in the Victorian public sector
- Budget, procurement and funding
- Careers in the Victorian Government
- Council and Regulator Toolkit
- Guidelines for working in government
- Join a government network
- Standards and guidelines
- VicFleet CarPool
- Victorian Government style guide